Home Wararka Maanta Sweden Nin Leysinka Gaariga lagu kaxeeyo (Körkort-ka) ku qaaday Markii 21 aad

Sweden Nin Leysinka Gaariga lagu kaxeeyo (Körkort-ka) ku qaaday Markii 21 aad

2

Hay’ada Gadiidka Sweden ayaa soo bandhigtay Ninka heesta Rikoodhka Sanadkan ee dhicista Gawaarida kaasi oo ku dhacay 20 mar.

Rikoodhka gawaari dhicista waxaa heesta nin 45 sano jir ah kaasi oo ku dhacay 50 mar mudo laga joogo labo sano kahor ayuuna dhigay rikoodhkaasi kahor inta uusan qaadan.

Hay’ada Trafikverket ayaa soo bandhigtay Rikoodhka ka dhaca Hay’ada ee dhanka gaadiid wadista.

Dalka Sweden ayaa kamid ah Wadamada aadka u adag in aad si sahlan ku hesho Ruqsada lagu kaxeeyo Gawaarida ee loo yaqaano (Körkort-ka).

Somaliska Stockholm

Imisa mar ayaa ku dhacday Tijaabada Imtixaanka

AD

2 COMMENTS

  1. Hal ayaan ku dhacay, iyada oo ay iigu sababeeyeen inaan eegin muraayad haada markaan wadada E4 u bedalanayay dhinaca kale waan se eegay ee wayna i arkayn mar labaadkii buu Ilaahay igu guuleeyay Alxamdullilah
    Mohammed
    Uppsala

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here