Home Wararka Maanta Qof lagu toogtay Xaafada Södertälje ee Caasimada Stockholm

Qof lagu toogtay Xaafada Södertälje ee Caasimada Stockholm

0

Wararka laga helayo xaafada Södertälje ee Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu toogtay Qof weerarkaasi oo dhacay shalay galankii danbe.

Toogashada ayaa loo geestay 25 sano jir ku sugnaa Nawaaxiga Xaafada Geneta oo ka tirsan Södertälje kaasi oo rasaasta kaga dhacday lugaha.

Qofka la toogtay oo dhaawac ah ayaa la dhigay isbitaalka halkaasi oo Caafimaadkiisa lagu daweenayo sida uu sheegay Booliska Magaalada.

Booliska ayaa dhanka kale  sheegay in wali qof loo qaban toogashada lakin ay wadaan baaritaan ku aadan falka dhacay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here