Home Wararka Maanta Sweden Baraf ka da’ay Gobolka Värmland ee xiga koonfurta Wadanka

Sweden Baraf ka da’ay Gobolka Värmland ee xiga koonfurta Wadanka

0

Värmland oo ka mid ah gobolada dhaca koonfur galbeed Sweden ayaa qeybo ka mid ah waxaa ka da’ay baraf.

Monica Engström oo ka mid ah dadka ku nool gobolka Värmland lana hadashay Sverigearadio ayaa sheegtay in ay soo dhoweeysay barafka ka da’ay gobolka iyada oo sheegtay in barafku uu dhaamo roobka iyo cimilada kale ee xun.

Monica ayaa sheegtay in barafka ka da’ay gobolkaasi uu yahay inta u dhaxeysa 3-4 centimeter.

Guud ahaan Dalka Sweden waxaa dhamaaday xiliga Koleelaha ee xagaaga iyadoo la galay xiliga deerta ee loo yaqaano (Höst).

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here