Home News in English Degmada Sölvesborg oo laga Mamnuucay Qaxootiga iyo Calamada kale

Degmada Sölvesborg oo laga Mamnuucay Qaxootiga iyo Calamada kale

0

Degmada Sölvesborg ayaa soo saartay sharci dhigaya in Degmada laga mamnuuco Calamada kale ee loo isticmaalo iyo Qaxootiga kadib markii halkaasi la wareegeen Xisbiyada kala ah Sverigedemokraterna, Moderaterna och Kristdemokraterna.

Xisbiyada ayaa soo jeediyay mamnuucida Qaxootiga ee Degmada taasi oo keentay in 12 qof oo kaliya ay sanadkii hore gaaraan Halkasi lakin go’anka cusub ayaa dhigaya in aanan la suri karin goobaha Hoolalka shirarka calamada kale marka laga reebo midka sweden.

Laanta Socdaalka Migrationsverket oo go’an misay in tiro qaxootiga ah u dirto halkaasi ayaa laga diiday kadib markii Xisbiyada ay sheegeen in Degmo walbo ay xaq u leedahay qaabilaada cida dageyso.

waa markii ugu horeysay oo Degmo laga mamnuuco Calamada kale sida Calanka Dadka isku jinsiga ah oo horay sanad kasta laga taago Degma walbo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here