Home News in English Germalka oo Dib u Celinaya Qaxootiga qaar ee Fasaxa ku taga Dalalkooda

Germalka oo Dib u Celinaya Qaxootiga qaar ee Fasaxa ku taga Dalalkooda

0

Dalka Germalka oo kamid ah Wadamada ugu weyn ee Qaxootiga ugu badan qaabilay ayaa bilaabay Qorsho uu kula xisabtamayo Qaxootiga Sharciga heesta ee Suuriyaanka kuwaasi oo dib ugu laabto dalkooda fasax kasta.

Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Germalka Horst Seehofer ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in Dowlada Germalka ay Tarxiileyso Qaxootiga Germalka ee Dalxiiska ku taga Dalka Suuriya.

Horst Seehofer ayaa si aad ah waxa uu farta ugu muujiyay kuwa sida joogtadaha ah Fasax kasta ku taga Dalkaasi iyadoo horay ay uga soo tageen dhibaatada taagan.

ku dhawaad 780,000 kun oo Qaxooti Suuriyaan ah ayaa iska dhiibay Germalka Arimo la xiriira magangalyo ahaan lakin qaarkood ayaa sanad walbo waxay fasax ku tagaan Dalka Suuriya.

Somaliska Germalka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here