Home News in English Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan

Ciid Wanaagsan Bahda Somaliska ku xiran Meelkasta oo aad Dunida ka joogtaan

1

Maamulka iyo Shaqaalaha warbaahinta somaliska ayaa bulshada ku xiran Somaliska waxay ugu hambalyeenayaan munaasibada Ciidul adxa.

Guud ahaan umada Somaliyed waxay ka codsaneynaa in ay iscafiyaan dhexdooda waxana Alle waydiisaneynaa in uu Dalka noo hagaajiyo.

Sidoo kale Maamulka Somaliska ayaa idin rajeynaya in Sanadkan Sanadkiisa kale uu Alle nagu gaarsiiyo Nabad iyo Nolol.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here