Home Wararka Maanta Sundsvall Dhul gariir laga dareemay banaanka hore ee Magaalada

Sundsvall Dhul gariir laga dareemay banaanka hore ee Magaalada

0

Maalinimadii Arbacada ayaa dhul gariir laga dareemay banaanka hore ee magaalada Sundsvall oo wadanka Sweden sida warbaahinta gudaha soo tabiyeen.

Dadka deegaanka ayaa dareemay dhul gariirkaasi qeybo kamid ah Nawaaxigaasi lakin waxa uu ahaa dhul gariir yar kaasi oo aanan guryo bur burin isla markana qofna ku dhaawacmin.

Marka la eego Sanadkan oo kaliya waa Dhul gariirkii 10 aad ee dhaca gudaha Dalka Sweden.

Dowlada Sweden ayaana caawin gaarsiisa dadka ku sugan goobaha ay ka dhacaan dhul gariirka hadii dhibaato ka dhalato.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here