Home News in English Eskilstuna Sharci Cusub Qofka Tuugsado oo bixinaya 250 kr si ogolaasho loogu...

Eskilstuna Sharci Cusub Qofka Tuugsado oo bixinaya 250 kr si ogolaasho loogu siiyo Dawarsigiisa

0

iyadoo dadka tuugsado ama dawarsado ay ku nool yihiin Gobolada Dalka Sweden ayaa Magaalada Eskilstuna waxay soo saartay sharci cusub oo qabanaya dadkaasi tuugsado.

Sharciga ayaana dhigaya in qof kasta oo tuugsanaya uu bixiyo 250 kr si loo siiyo ogolaasho ku aadan Dawarsigiisa sida Maamulkada Magaalada Shaaciyay lacagtaasi ayuuna ku wareejindoonaa booliska.

Hadii Qofka Tuugsanaya uusan bixin lacagtaasi waxa uu la kulmidoonaa ganaax lacageed madama uu jabiyay sharcigaasi cusub.

Xisbiyada ka jira Magaalada Eskilstuna ayaana dhawaan isku raacay Sharcigaasi Cusub ee quseeya Dadka Dawarsada ee ku nool magaalada.

Somaliska Eskilstuna

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here