Home News in English UNE Somalida Xaq ayay u leeyihiin Sharciga Deganaanshaha Norway hadii ay codsadeen...

UNE Somalida Xaq ayay u leeyihiin Sharciga Deganaanshaha Norway hadii ay codsadeen Wixii ka horeeyay 2017

0

Hay’ada dhanka soo galootiga isla markana looga dacwoodo go’anada ay soo saarto laanta socdaalka Norway ee UDI ayaa shaaca ka qaaday in Somalida ay Xaq u leeyihiin Sharciga Deganaanshaha Hadii ay codsadeen wixii ka horeeyay 2017.

Qoraal ay ku daabaceen Bagooda internetka ayay ku sheegeen in Somalida buuxisay sharciga deganaanshaha Dalka isla markana xareestay sharcigooda wixii ka horeeyay 27 Maarso ee 2017 aysan lumindoonin sharciga deganaanshaha.

Hay’ada ayaa dhanka kale sharaxaad ka bixisay sida somali badan looga celiyay sharciga deganaanshaha kadib markii laanta socdaalka bilowday dib u qiimeen lagu sameenayo dadkaasi iyo wadamada ay kasoo jeedaan sida somaliya.

UNI ayaa u aragta in wixii ka danbeeyay 27 maarso 2017 aysan quseen arinkan sharciga marka loo eego isla markana dad badan ay xaq u leeyihiin sharcigooda.

go’anka ay soo saartay UNE ayaa rajo siinaya somali badan oo ku nool dalka Norway kuwaasi oo laga ceshtay sharciga Deganaanshaha kadib markii loo sheegay in dib u qiimeyn lagu sameenayo.

Somaliska Oslo

Xigasho/UNE

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here