Home News in English Xisbiga Sverigedemokraterna oo markale soo jeediyay in Qaxootiga la yareeyo

Xisbiga Sverigedemokraterna oo markale soo jeediyay in Qaxootiga la yareeyo

0

Todobaadka siyaasadda Almedalen ayaa lasoo afjaray waxana halkaasi khudbado ka jeediyay siyaasiyiinta Xisbiyada ka jira Dalka Sweden.

Xisbiga SD ee ku xaanbaxay Naceybta Qaxootiga imaanaya Sweden ayaa markale Siyaasadiisa ku soo daray sida loogu baahanyahay in Qaxootiga yar ay qaadato Sweden.

Waxa uu su’al weyn uu hordhigay Qeybta Socdaalka iyo Qaxootiga isagoo Raaciyay sida markasta Sweden looga baahanyahay in qaxootiga iska yareeso.

Hadalka Xisbiga SD iyo Hogaamiyaha Jimmie Ã…kesson ayaa imaanaya iyadoo Siyaasada Sweden aad looga hadlay Todobaadka siyaasadda Almedalen.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here