Home Wararka Maanta Macalimiinta Sweden oo Helaya Caawiye Xiliga Waxbarashada Iskuulka

Macalimiinta Sweden oo Helaya Caawiye Xiliga Waxbarashada Iskuulka

0

Sida ay sheegtay Dowlada Xiliga Deerta ee nagu soo wajahan Macalimiinta ayaa helaya Caawin dheeraad Ah Xiliga Iskuulka.

” Waxaan Heesanaa Macaliniin Aad u yar waana muhiim in waqtigooda Isticmaalaan Sidaasi darteed Macaawin karaan Qof Kale” Anna Ekström oo ka tirsan Dowlada ayaa sidaasi warbaahinta u sheegtay.

Dowlada ayaa ugu tala gashay 500 Million in ay u isticmaasho Qorshahan Macalimiinta ku helayaan Caawinta dheeraadka Ah.

” Waxaan Rajeeneynaa in dad badan Ay Shaqo ku helaan Macalinimo ahaan si Macalimiinta ay fursad ugu helaan Waqti ay Ardayda wax ku baraan” Anna Ekström ayaa intaasi ku dartay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here