Home Wararka Maanta Xaafada Rinkeby oo Qof Lagu toogtay goor dhow

Xaafada Rinkeby oo Qof Lagu toogtay goor dhow

0

Wararka laga helayo Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay Qof.

Booliska ayaa helay Digniin Muujineysa in Xaafada Rinkeby gaar ahaa Centerka Xaafada lagu toogtay Qof markii goobta ay tageen waxay la kulmeem Qofkaasi oo Rasaas looga dhuftay lugaha.

Weerarka ayaa loo badinayaa in uu ahaa iskuday dil lakin Booliska wali qofna uma Qaban toogashada ka dhacday Centerka Xaafada.

Centerka Xaafada Rinkeby ayaa la xiray Hada waxaana socda Baritaan ku aadan toogashada dhacday.

Xaafada Rinkeby ayaa ah goob ay ajaanibta gaar ahaan Somalida ku badantahay waxaana ka dhaca Weeraro kala duwan Xiliga Kuleelaha.

Lasoco wixii ku soo kordha

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT iyo Aftonpaldet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here