Home Wararka Maanta Sweden oo lagu xiray Hogaamiye Diimeed iyo Imaamyo Masaajid oo laga shakiyay.

Sweden oo lagu xiray Hogaamiye Diimeed iyo Imaamyo Masaajid oo laga shakiyay.

0

sida ay qortay laanta Wararka ee TT waxaa xabsiga la dhigay ku dhawaad 5 Hogaamiyaal Diimeed kuwaasi oo lagu heesto arimo kala duwan.

Sida warararka sheegayaan Hogaamiyaasha ayaa lagu xiray Masaajidyo ku yaalla Degaanada Gävle iyo Sandviken iyadoo lagu heesto in amaanka Sweden ay halis ku yihiin.

Booliska Sweden ayaa sidoo kale dhawaan xiray nin kale oo ku sugan Degmada Gävle kaasi oo lagu eedeeyay in uu xiriir la sameeyo kooxo argagixiso ah.

Sweden ayaa sanadihii u danbeesay waxay la socotay xaalada Amaan ee Deegaanada iyo Gobolada kadib markii dhoor mar ay wax ka dhaceen wadanka.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here