Home News in English Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub ee bilaabatay oo Caawin karta Qaxootiga

Doorashada Barlamaanka Midowga Yurub ee bilaabatay oo Caawin karta Qaxootiga

0

Maanta ayaa toos waxaa u bilaabatay Doorashada Barlamaanka Yurub oo dadka ku nool wadamada Yurub ay Codkooda dhiibanayaan si ay u doortaan Xubnaha Barlamaanka ka mid noqonaya.

Doorashada Xubnaha Barlamaanka Yurub ayaa Caawin karta Qaxootiga ku nool Wadamada Yurub iyo kuwa kale ee ku soo wajahan marka la eego Sharciyada Hada Jira oo aad u adkeenaya Qaxootiga soo galaya Wadamada Yurub.

Xubnaha ku jira Barlamaanka hore ayaa kasoo horjeeday Qaxootiga badan ee Yurub soo galay hase yeeshee Barlamaanka Cusub ayaa taageeri kara soo galootiga taasi oo fursad siin karta Ajaanibta hore iyo kuwa Cusub.

Ku dhawaad 20 Xubnood ayaa Sweden u matalaya Xubnaha Barlamaanka Waxaana Maanta guud ahaan Dalka ka bilaabatay Codeenta gaar ahaan Goobaha Dowlada ay leedahay oo Codadka laga dhiibanayay sida (Biblioteket)

Qofka Codeenaya ayaa looga baahanyahay in uu heesto kaarka Aqoonsiga ama Basaboorkiisa waxana intaasi kadib caawin ka helayaa shaqaalo ku sugan goobta Shaqada.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here