Home News in English Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo soo saartay tirada Qaxootiga la filayo Sanadkan

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo soo saartay tirada Qaxootiga la filayo Sanadkan

0

Qiyaastii 21 000 ayaa la saadaalineyaa inay dalka magangelyo ka codsadaan Sweden sannadka 2019, halka sannadka xiga ee 2020 la saadalineyo 22 000, sida ay aaminsan tahay wakaaladda socdaalku.

Dhanka kale waxaa sannadka 2019 laba jibbaarmi doona go’aanka ay maxkammadaha socdaalku ka gaaraan dacwadaha soo galootiga, maadaama 200 oo malyan kor loo qaaday miisaaniyaddii noocyada kala duwan ee maxkammadaha socdaalka.

Xaqiiq: Tirada saadaalinta magangelyo doonka 2010–2019

 

2019: 21 000 (qiyaas)

2018: 21 500

2017: 25 700

2016: 28 900

2015: 162 900

2014: 81 300

2013: 54 300

2012: 43 900

2011: 29 600

2010: 31 800

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here