Home Wararka Denmark Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo internet-ka Online-ka ah

Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo internet-ka Online-ka ah

0

Wadamada ku mideysan Midowga Yurub ayaa Sanadihii u danbeeyay waday qorsho Cusub oo lagu Xakameenayo Shirkadaha internetka iyo sidoo kale Dadka caadiga ee isticmaala internetka online.

Sharciga oo horay Barlamaanka ugu codeeyay ayaa Hada waxaa markale u Codeeyay Wasiirada Wadamada Midowga Yurub oo isku raacay in Sharciga uu yahay Mid bilaabanaya isla markana muhiim ah.

Sharciga ayaa dhigaya in hoos loo dhigo awooda Shirkadaha kala ah Facebook, Google iyo Youtube sidoo kale in si qasab ah loo hubiyo dadka soo galinaya Warbixinada dhanka internetka iyo ilaalinta Xaquuqda Sawirada iyo Wararka ay warbaahinta iska qaataan.

Dadka kasoo horjeeda Sharciga ayaa ku doodaya in uu dhamaaday Xurnimada dhanka internetka Hase yeeshee ilaa hada lama oga sida uu sharcigan noqonayo marka uu bilowdo dhawaan.

Somaliska Gotenborg

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here