Home Wararka Maanta Stockholm oo laga rarayo 8 Hay’ad Dowladeed oo ka shaqeeya Magaalada Gudaheeda.

Stockholm oo laga rarayo 8 Hay’ad Dowladeed oo ka shaqeeya Magaalada Gudaheeda.

0

Hay’adaha Dowlada Sweden ayaa badankooda xafiisyo ku leh gudaha caasimada Stockholm kuwaasi oo shacabka sweden u qabto shaqooyin kala duwan.

Dowlada ayaa go’an ku gaartay in hay’ada loo raro goobo ku haboon oo magaalada banaankeeda ah.

Hay’adaha dowlada ee laga rarayo caasimada Stockholm sanadka danbe waxaa kamid ah Arbetsförmedlingen, CSN, Försäkringskassan, KriminalvÃ¥rden,Lantmäteriet, Pensionsmyndigheten, Polismyndigheten och Skatteverket.

Dowlada ma cadeenin sababta ay hay’adahaasi uga rareyso gudaha caasimada kuwaasi oo shaqooyin badan u qabta bulshada hase yeeshee qorshaha ayaa ah sanadka danbe.

Somaliska Stockholm

Xigasho/radiosverige Qeybta Swedishka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here