Home Wararka Maanta Doorashada dib loogu celiyay Degmada Falun oo soo dhamaatay + Natiijada

Doorashada dib loogu celiyay Degmada Falun oo soo dhamaatay + Natiijada

0

Sanadkii lasoo dhamaatay bishii Setemper waxaa doorasho ka dhacday dalka sweden meelaha doorashada ka dhacday waxaa kamid aheyd degmada Falun.

Codadka laga diiibtay degmada Falun waxaa ka qaldamay 145 cod oo laga waayay goobta codbixinta taasi oo keentay in lagu celiyo doorashada guud ahaan dadka ku nool degmada Falun.

doorashada oo la qabtay shalay oo axad aheyd waxaa kasoo baxday natiijo kala duwan iyadoo Xisbiyada Centerpartiet, Vänsterpartiet iyo Kristdemokraterna ay saro u kaceen lakin natiijada saameyn kuma yeelaneyso Xubnaha Barlamaanka.

Akhriso natiijada Doorashada

Vänsterpartiet 10,8 procent (+1,8)

Socialdemokraterna 27,1 (–0,1)

Miljöpartiet 4,3 (–0,6)

Centerpartiet 17 (+2,2)

Liberalerna 3,6 (–1,8)

Moderaterna 20,1 (–1,9)

Kristdemokraterna 5,5 (+1,4)

Sverigedemokraterna 9,2 (–0,5)

Falupartiet 2,2 (–0,5)

Xigasho/SVT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here