Home Wararka Maanta Dhibaatada ka imaan karta dib u buuxinta Canshuur celinta Dowlada (skatteverket)

Dhibaatada ka imaan karta dib u buuxinta Canshuur celinta Dowlada (skatteverket)

0

Sanad walbo waxaa dowlada gaar ahaan hay’ada canshuurta ee (skatteverket) ay dib ugu celisaa dadka Sweden lacagta canshuurta waxana lacagtaasi uu qofka heli karaa bishan April hadii uusan waxba ka badalin.

Dadka badankooda ayaa isbadal ku sameeya canshuurta loo soo celiyo iyagoo ku buuxiya lacago dheeraad ah is ay u helaan lacag ka badan mida uu helayo ama uu uga badbaado in deyn lagu yeesho.

Dad badan oo sameeyay sidaasi sanadkii hore ayaa sanadkan loo soo diray lacago badan iyagoo loo soo qabtay mudo kooban in uu ku soo bixiyo sababta ayaana ah in markii hore uu si qalad ah ku buuxiyay.

Talo guud oo kugu socota.

Waxaa Xaq u leedahay dib u buuxinta canshuurta hase yeeshee ku buuxi shey walbo oo aad cadeen u heli karto hadii hadhooti lagaa codsado in aad soo cadeyso marna haku buuxin wax aadan awoodin sababtoo ah waxaa dhici karta in hada go’an uu kaa gaaro systemka ama mashiinka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here