Home Wararka Maanta Dowlada Sweden oo 340 million ku Maalgalineysa Shaqooyin badan

Dowlada Sweden oo 340 million ku Maalgalineysa Shaqooyin badan

0

labada xisbi ee Moderaterna iyo Kristdemokraterna ayaa ku guuleestay miisaaniyada dowlada kadib markii ay ku guuleesteen codeenta Barlamaanka ee dhanka miisaaniyada dowlada.

xagaaga ayaa lagu wadaa in uu dhaco isbadalka miisaaniyada dowlada qorshaha dowlada ayaana isbadal weyn ku imaandoonaa xiligaasi.

Wasiirka Shaqada sweden Ylva Johansson ayaa balan qaaday in ay maalgalinayaan shaqooyin cusub.

” Waxaan rabnaa in aan maalgalino Shaqooyinka tani waxaan ugu yeernay wadadii shaqada (jobbspÃ¥r) sidaasi darteed qofka shaqo la’anta ah waxa uu helayaa toobar ama baraaktiik ku aadan shirkadaha u baahan shaqooyinka” waxaa sidaa tiri Ylva Johansson

ugu danbeyn labada Xisbi ee M iyo KD ayaa lacag gaareysa 3 billion ka soo celiyay xafiiska shaqada hase yeeshee dowlada ayaa ka walwalsan dadka shaqo la’anta ah mudada dheer.

somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here