Home Wararka Maanta Mareykanka oo baaritaan ku bilaabay Ilhaan Omar oo lagu eedeeyay lacago ay...

Mareykanka oo baaritaan ku bilaabay Ilhaan Omar oo lagu eedeeyay lacago ay isticmaashay

0

Ilhaan Cumar ayaa la sheegay in lagu hayo baaritaan la xiriira inay  6,000 oo Dollar oo loogu talagalay Ololaheeda Doorashadda u adeegsatay si Shaqsiyadeed, iyadoo Kharajkaasi qeyb ka yahay Lacag-bixinta Furriinkeeda iyo Socdaal ay ku tegtay magaalladda Boston iyo dalka Estoniya.

Saraakiisha Guddiga Doorashadda ee Gobalka Minnesota ayaa ku waramay inay dhamaystireen Baaritaankooda ku aadan Eedeynta lagu sheegay inay  Ilhaan Cumar ku xad-gudubtay Dhaqaalaha loogu tabarucay Ololaheeda Doorashadda.

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga oo bilooyinkii la soo dhaafay qabsatay Wararka Madaxdiisa, kadib, markii ay dhowr jeer hadal-faalleyn ama Comments ka bixisay Arrimaha Israel waxaa lagu eedeynayaa inay 6,000 oo Dollar  oo loogu talagalay Ololaheeda Doorashadeeda u isticmaashay si Shaqsiyadeed.

Somaliska USA

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here