Home Wararka Maanta Norwey Digniin laga soo saaray Fariimaha Canshuur celinta (skattemeldingen) oo 4 April...

Norwey Digniin laga soo saaray Fariimaha Canshuur celinta (skattemeldingen) oo 4 April la qebinayo

0

Digniintani waa fariin ka timid madaxa fayaqabka ama amniga ee Skatteetaten Svein Mobakken.

Khamiista soo socota ee 4-ta april ayaa lagu wadaa in la qaybiyo fariimaha canshuuraha (skattemeldingen) oo ay isha ku hayaan 4,9 milyan oo qof oo la canshuuray.

Waqtiga lasoo fasaxo fariimahan sida skattemeldingen iyo skatteoppgjøret, waxaa dhacda in dadka lagu harqiyo akhbaaro emailo iyo fariimaha gaagaaban ee SMS ah isugu jira, fariimahan oo loo ekaysiinayo kuwo laga soo diray waaxda canshuuraha ee Skatteetaten ama xafiiska kale ee kemneren ayaa ku yaboohaya ballan qaad ah in canshuur celin ah kuu soo noqotay ayna diyaar kuu tahay in laguu soo diro.

Skatteetaten waxay digniin wargelin ah u diraysaa canshuur bixiyeyaasha:

– Marnaba qofna ma waydiisano inuu gujiyo lifaaq email ama aan ka codsano xogo ku saabsan bankiga ayuu yiri Mobakken oo akhrinayey fariin ka timid Skatteetaten.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Nettavisen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here