Home News in English Sharci Cusub oo lagu adkeenayo Khaadashada Basaboorka iyo ID Sweden oo bilaabanaya...

Sharci Cusub oo lagu adkeenayo Khaadashada Basaboorka iyo ID Sweden oo bilaabanaya 1 April

20

Wixii ka danbeeya 1 april waxaa isbadal ku dhacayaa hanaanka qaadashada basaboorka Weyn iyo sidoo kale ID qaranka waxana isbadalka uu khuseeyaa qaabka loo codsanayo labadaasi Dukuminti sida lagu cadeeyay websiteka booliska.

isbadalka sharciyada lagu sameeyay ayaa la xiriira sharciyada cusub ee soo kordhay si sharciyadaasi iyo qaadashada basaboorka leesku waafajiyo sida warbixinta ku cad iyadoo isbadalka cusub uu yahay adkeynta qofka qaadanaya basaboorka in uu cadeeyo muwaadinimadiisa.

Somaliska ayaana idin soo koobeysa Muhiimada isbadalka sharciyada oo aan sidaasi u badneen.

1 Cadeynta Qofka aad tahay

waa kan midka ugu muhiimsan sharciga bilaabanaya bisha April kowdeeda madama qofka markii hore uu geen jiray basaboorka kaliya waxaa hada qasab ah in uu wato Kaararka Adeega ( tjänstekort ) oo la raaciyay ( SIS-märkt.) oo ah kaarka leega caadiga (legitimation) kaasi oo muhiim ah hadii intaasi aadan wadan ma dalban kartit Basaboorka ama ID-ga.

2 Muwaadinimada 

markasta waxaa waajib kugu ah in aad cadeyso muwaadinimadada in aad tahay swedish hadii ay lama huraan noqoto booliska waxaa waajib ku ah in uu baaro muwaadinimadaada.

3 Basaboorka iyo ID Caruurta ka hooseesa 18 sano jirada

markasta waxaa waajib ah qofka masuulka ka ah caruurta 18 sano jirada ka hooseesa hadii ay codsanayaa basaboorka ama ID-ga waa in lasoo gudbiyaa foom gooni ah taasi oo looga baahan yahay saxiixa qofka masuulka ah.

4 Dhameestirka Dukumintiga.

hadii aad dooneyso in aad dhameestirto dukumintiga codsigaaga si aad u cadeyso qofka aad tahay waa in ay ahaadaan Wax Asal ah (orginal) ama koobiga waxaasi asalka ah.

intaasi waxaa sii dheer sida caadiga aheyd keenida warqada rasiidka marka aad qaadaneyso basaboorka iyo in aad saxiix sameyso si lamid ah sidii hore.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Polisen

AD

20 COMMENTS

  1. Asc shurudaha makujiran miya lugada ama itixaamo sida tooriiga oo Male Anwar ma dhameystirantahay misa wax aad hilmantay aa jiran jawaab naso sii adoo raali ah

  2. Asc shurudaha makujiran miya lugada ama itixaamo sida tooriiga oo kale ma dhameystirantahay misa wax aad hilmantay aa jiran jawaab naso sii adoo raali ah

    Reply

  3. Asc!
    waxaan joogaa Sweden 7 sano iyo maalmo wax barasho SFI bes baan dhameeyay sanadka danbe bilowgiisi baa 8 sano iigu buuxdaa marka hada masii xarayn karaa si aan xeerarka cusub ee xagaagu ii qaban mahadsanidin

    • maba lagaaga baahno mar hadii aa tahay qof somali ah ee marka aad qaadato dhalashada sweden ayuu ku quseeyaa sharcigan

  4. Asc wll waxan raba in aad iga jaahil bixiso. Waxaad tiri markasto waxa waajib kugu ah in aad cadeyso inaad tahay swedish aniga waxan ahay muwadin Somaliyed oo Swedish maba ihi, marka side ku dhici karta in aan cadeyo inaan ahay Swedish anigoon eheen? Waxan u fahmay in aad ula jeedo waxa qasab ah inaad cadeyso Somalinimadada ama muwadinimadada. Igana raali noqo intan qoralka kugu dhereyay. Mahadsanid.

    • walal qofka basaboorka weyn dalbanaya ee horay u heestay ayay kala jeedaan hadii aad tahay qof somali ah maba heesatid midka weynka oo waxa heestaa kan yarka ee socdaalka marka xiligaasi kuma quseeyo thanks

  5. Asc walaal Waxaan heystaa baasaboorka weyn waxaan qaatay 2017 lk leega wali ma badalin kii horaan heystaa waxaan rabaa inaan KU weydiiyo labo sano ka dib wuu dhacayaa maxay tahay shuruudaha layga rabo een maraa ? Baasaborka weyn waxaa iigu qoran inaan somali ahay lk dhalasho sweden qaatay maxaan soo cadeynaa oo la iiga baahan yahay? Ma fahmin Suaashaas noo bayaani adigoo raali ah mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here