Home News in English Sweden oo Fududeneysa Sharuudaha Sharciga Aabo Noqoshada looga baahanyahay

Sweden oo Fududeneysa Sharuudaha Sharciga Aabo Noqoshada looga baahanyahay

0

Dowlada Sweden gaar ahaan Gudiga Midowga Madaniga ayaa dhawaan fududeenaya sharciga dhigaya in uu qofka noqdo aabo isagoo aan guur soo marin taasi oo maanta adag in aad aabo u noqoto cunug aadan guur ku dhalin sida aan kasoo xiganay wakaalada Ekot.

sida ay muujineysa warbixin aan kasoo xiganay Ekot Caruurta ku dhalatay Sweden ayaa badankooda ku dhashay guur la’an sharciga ayaana dhigaya in aabaha uu si fudud ku cadeeyo aabanimadiisa isagoo warqad ku qoraya labo goobjooge oo marqaati ka ah in uu yahay wiilka dhalay aabaha kadibna u gudbinaya gudiga bulshada iyo hooyada.

xagaagan baarayaasha Dowlada ayaa soo jeedinaya waxyaabaha kale ee dhanka sharuudaha waxaa kamid ah in xataa laga gudbo dadka goobjoogayaasha iyadoo laga dhigayo in qofka qaab electrik ah uu ku cadeeyo aabanimadiisa taasi oo aan wali tixraac cusub loo soo bandhigin.

sida Somaliska heleyso Gudiga bulshada ayaa maalinta talaada kala hadlaya dowlada fulinta sharcigan iyo weydiinta qoshaha cusub.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here