Home Wararka Maanta Ogeysiis Saacada Sweden oo la badalayo Caawa Xiliga Xagaaga (Sommartid)

Ogeysiis Saacada Sweden oo la badalayo Caawa Xiliga Xagaaga (Sommartid)

0

Caawa ayaa la badalayaa saacada Dalka Sweden ee Xiliga Xagaaga (Sommartid) taasi oo ka dhigan in uu bilowday waqtiga Xagaaga oo aad loo helo qorax iyo cimilo feecan.

Saacada ayaa la badalidoonaa Habeenka u dhaxeysa Sabti iyo Axad kuna beegan 26 bisha March

Wadamada Yurub ayaa wada qorsho lagu joojinayo saacad badalka u dhaxeeya xiliga Xagaaga iyo Jiilaalka madama dadka dhibaato ku tahay in waqtiga ay badalaan.

Sharciga oo barlamaanka Yurub aqbalay ayaa lagu wadaa in uu dhaqan galo lakin inta ka horeysa waxaa soconaya waqti badalka caadiga ah.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here