Home Wararka Maanta Per Bolund oo noqon kara hogaamiyaha xisbiga Miljöpartiet.

Per Bolund oo noqon kara hogaamiyaha xisbiga Miljöpartiet.

0

Xisbiga Mijöpartiet oo heesta labo hogaamiye ayaa mid kamid ah waxa uu ka fadhiistay hogaanka xisbiga waxana bisha may lagu wadaa in xisbiga uu doorto hogaanka labaad.

Per Bolund oo kamid ah siyaasiyiinta ugu firfircoon xisbiga isla markana kamid ah wasiirada dowlada ayaa loo badinayaa in hogaankaasi loo dooran doono.

doorashada bisha may dhaceysa hadii uu ku guulesto waxa uu hogaanka si wada jir ah ula qabandoono Isabella Lövin oo hada haya.

” aad ayaan ugu faraxsanahay soo jeedinta in aan noqdo hogaanka xisbiga waayo waxaan diirada saaridoonaa arimo badan oo ay kamid yihiin dhanka cimilada” Per Bolund ayaa warbaahinta u sheegay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here