Home Wararka Maanta Digniin Baraf xoogan oo wata dabeylo oo laga filayo guud ahaan Gobalada...

Digniin Baraf xoogan oo wata dabeylo oo laga filayo guud ahaan Gobalada Dalka Sweden.

0

baraf balaaran isla markana wata dabeyso xoogan ayaa la filayaa in uu ka da’o qeybo kamid ah gobolada Dalka Sweden iyadoo mid kamid ah barafka lagu sheegay xeerka digniinta labaad ee (en klass 2-varning) isagoo ka da’idoono gobolka Västernorrland.

Maalinta Axada ee bari barafka la filayo ayaa gaaridoona ilaa 15 ama 30 centimeter sida ay sheegtay ha’ada sweden u qaabilsan dhanka cimilada ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano SMHI.

sida ay sheegeyso hay’ada barafka la filayo Axada ayaa la rajeynayaa in uu ka da’o guud ahaan wadanka Goblada Sweden taasi oo keeni karta in dhibaato ka dhalato dhanka gadiidka hadii uu gaari ebar (Zero) waxaa dhici karta in uu saameyn ku yeesho korontada iyo sidoo kale taleefanada.

Gobolada laga filayo barafka xoogiisa waxaa kamid ah Svealand oo axad kahor laga filan karo Gobolka. Värmland. Dalarna, Örebro and Gästrikland,

Somaliska Stockholm

Xigasho/aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here