Home Wararka Maanta Faafaahin 20 sano jir lagu toogtay xaruunta tareenada laga raaco ee Xaafada...

Faafaahin 20 sano jir lagu toogtay xaruunta tareenada laga raaco ee Xaafada Älvsjö.

0

wiil 20 sano jir ah ayaa lagu toogtay caasimada stockholm toogashada ayaa ka dhacday goobta tareenada laga raaco ee xaafada Älvsjö.

dad ku sugan halka toogashada ka dhacday ayaa warbaahinta u sheegay in qofka toogashada geestay uu riday ku dhawaad 7 ilaa 8 rasaas isagoo rasaasta waday xataa qokfa marka uu yaallay dhulka.

booliska ayaana ka hadlin faafaahin ku aadan qofka la dilay iyo dhibatada halkaasi ka dhacday.

toogashada ayaa ku soo aadeysa iyadoo isbuucan gudaheeda toogasho kale ay ka dhacday goob tarenada laga raaco oo ku taalla magaalada Uddevalla lakin qofkaasi ayaa dhaawac ahaan loo dhigay isbitalka.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here