Home Wararka Maanta Sweden Isbuucan waxaa jira baaritaan dhanka gadiidka ah guud ahaan wadanka.

Sweden Isbuucan waxaa jira baaritaan dhanka gadiidka ah guud ahaan wadanka.

0

isbuucan waxaa dalka sweden guud ahaan ka jira baaritaan ku aadan dhanka gadiidka iyadoo loogu magacdaray isbuuca ka hortaga gaadiidka sida laga soo xigtay Ewa-Gun Westford oo ka tirsan booliska wadanka.

sababta looogu magacdaray maalinta ayaa ah in baaritaan lagu sameeyo qamriga iyo daroogada waxaa jiridoono boolis ka badan kuwii hore kuwaasi oo taagan wadooyinka guud ahaan wadanka sweden.

sababaha kale ee baaritaanka loogu sameenayo gadiidka ayaa ah sidii loo yaren lahaa dhaawacyada iyo dhimashada ka dhashada gadiidka.

sida laga soo xigtay baaritaan ay sameesay dowlada ku dhawaad 325 qof ayaa ku dhintay shilalka gadiidka dadkaasi ayaana u badnaa dad soo cabay qamri iyo daroogo.

Somaliska Malmo

Xigasho/Nyheter24

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here