Home Wararka Maanta Waa 116 sano jir Xaflad loogu dhigay Hoyga xananada ay ka dagantahay...

Waa 116 sano jir Xaflad loogu dhigay Hoyga xananada ay ka dagantahay magaalada Fukuoka.

0

Haweeneey udhalatay Dalka Japan ayaa udabaal degtay Sabtida Maanta ah Da’deeda 116 Sano jirka iyadoo Bogga La yaabka lagu diin waan geliyo Dunida Guinness World Record lasoo geliyey Warbixin looga hadlayey Haweeneydani.

Waxay ku nooshahay Koonfur Galbeed Dalka Japan,waxaana lagu magacaabaa Kane Tanaka,iyadoo Dhoolacadeyn sameeneysay ayaana la arkayey.

Waxay deggan tahay magaalada Fukuoka,xaflada dhalashada ay dhigatay ayaa waxaa kala soo qeyb galay Madax uu ku jiro Duqa Magaaladaasi Ee Dalka Japan yo Qoyskeeda dad ubadnaa.

Mrs Tanaka ayaa dhalatay 2 Janaayo Sanadkii 1903-kii kaas oo la leeyahay waxay noqotay Haweeneyda ugu da’da weyn Dunida xilligaan.

Tanaka ayaa dhashay 8 Carruur ah,sanadkii 1922 ayey guursatay waxaana ay gaartay Darajada Ayeeyanimada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here