Home Wararka Maanta Eskil Erlandsson oo ka tirsan Xisbiga Centerpartiet oo laga joojiyay Shaqada Barlamaanka.

Eskil Erlandsson oo ka tirsan Xisbiga Centerpartiet oo laga joojiyay Shaqada Barlamaanka.

0

Eskil Erlandsson oo ka tirsan Xisbiga Dhexe ee Centerpartiet ayaa laga joojiyay shaqada barlamaanka oo uu kamid ahaa sanado badan.

Waxa uu sidoo kale ahaa Wasiir ka tirsanaan jiray Xukuumadihii hore. Laakiin hada waa lagu qasbay inuu ka baxo ama uu si qasab ah ku joojiyo shaqadiisa barlamaanka kadib markii eedeyn adag loo jeediyay.

Arimaha lagu eedeeyay ayaa kamid ah in si xun ula dhaqmay haweenka baarlamaanka sweden ku jira.

Dhowr dumar ah oo ka tirsan xisbiga Moderates ayaa sheegay in
Erlandsson uu jirkooda u taaban jiray si aan wanaagsaneyn sida uu qortay wargeyska Expressen.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here