Home Wararka Maanta Wal-wal weyn ayuu nagu beeray hadalkii wasiirka arimaha dibada Somaliya ee dadka...

Wal-wal weyn ayuu nagu beeray hadalkii wasiirka arimaha dibada Somaliya ee dadka sharciga heysan.

3

Anaga oo Ah Somalida Ku Nool Dalka Iswidhan Misna aan Sharacii Ku Haysan Dalka-sii Walac Weyn Ayaa Na Galay .Markii Wasiirka Arriimaha Dibaada Somaliya Mudane Cawad Cise La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibaada ee Dalka Iswidhan Marwo Margota ,Kulanka Oo Ahaa Mid Dano Badan Oo Labaad Ku Sabsan Loga Hadlay Muhim Weyn uu Lahaa Dowlada Soomaaliya ,Hasayeesha Markaa Xaggayga Laga Fiirsho Walac Weyn Ayaa Na Galay

 

Sababto oo Ah Somali Badan Ayaa Dalka Ku Sugan Sharacina Ku Haysan Laakiin Rajo Badan Sugayeey oo Ahaa In aan Dalka Soomaliya Dadk-sii Lagu Celiin Kariin ,Wasiiradii Hore ee Dolwada Uu Qabiilsanan Jiray Arrimaha Dibaada Ayaa Ka War Wareegii Jireen In Ay Dhahaan Diyaar Ayaa aanu uu Nahay In Dadkayga Bila Sharaciga Ah Somaaliya Lagu Soo Celiyo ,Balse Wasiir Cawad sii Degdeg Ah Ayuu Hadalka Uu Shalay Saxaafada Dalka Iswidhan Siyeey Uu Sheegay In Soomaliya Diyaar Uu Tahay In Ay Dadkedda Qaabiisho ,Haddii Lo Baahado

 

Taa Markaa Waa aanu Ka Xumanay Haddii aanu Nahay Dadka Soomaalida  .Geesta Kale Dadkii Soomalida Ahaa ee Dalka Soomaliya Dib logu Ceeshay Wax Taageero Ah Ama Wax Dowlada Soomaliya Dadka Ku Taageertay Majirto Qaarkood Waxay Ku Dhinteen Baa Qaraxayo Iyo Dhibaatooyiin Kale ,Wayo Wali Dalkeenuu Cago Fiican Kuma Joogo Dowlada Fadaralka Ahaanaa Dhaqaale Badan Gudaha Dalka Kama Soo Galaan,Qof Kasta Oo Soomaali Ah Waa Jeceelyahay Dalkiisa Laakiin Duruufo Dhaqale Xumo Ayaa Jirta

 

Marka Waxa aan Dowlada Somaaliya ee Uu Hogaamiyo Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Iyo Mudane Rayisal Wasaare Kheyre Ka Codsanayna In Arriimahayga Sii Gaar ah Loo Eego ,Labaada Masuulnaa Waa Qurube Joog oo Akhbaar Badan Bay Ka Hayaan Xalaada Dadka Qurubaha Ku Sugan Ama Ku Dhibataysan ,Kolka Waxa anaaga Oo Ahaa Dadka Halkan Ku Dhibtaysan In Ay Dib Uu Eggis Ku Sameeyaan Hadalka Wasiirka Wasiir Mudane Cawad

 

Soomaalida Iswdihan Ku Dhibaataysan

 

Raali-galin qoraalka oo dib u dhacay

 

Fadlan wixii fakarkaga ku soo dir info@somaliska.com

AD

3 COMMENTS

  1. Waxaasi waa wax laga xumaado ama qalad ku ah dadka ku dhibaataysan sweden waayo qof walba dhib ayuu kasoo cararay dhibkiina waa taagan yahay marka in dowdaldu sidaa u hadasho waa wax qaldan hada laba bil kahor wiil ayaa laga celiyay sweden oo waxaa la geeyay muqdisho maalintii la geeyay subaxdii ka danbaysay waala dilay soo dhibaato maaha laga xumaado marka dowladu waa in ay arintaa ka noqotaa ooka hadashaa dadka soomaliyeedna raali gelisaa aniga hada wel wel badan ayay igu abuurtay waayo wadankan waxaan joogaa 11 sano sharcina kuma haysto hadana waxaan kuseexdaa nabad gelyo waxaana kusoo kacaa nabad gelyo qofkuna haduuusan nabad gelyo haysan ma noolaan karo waana idiinka mahad celinayaa sida fiican ee aad wararka noogu soo gudbisaan asc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here