Home Wararka Maanta Morgan Johansson” Waa Lix Sano oo xabsi ah Qofka Caawiya ama taageera...

Morgan Johansson” Waa Lix Sano oo xabsi ah Qofka Caawiya ama taageera kooxaha Argigixisada.

0

dowlada Sweden ayaa dooneysa in sharci daro noqoto caawinta ama taageerida kooxaha argigixisada ee ka dagaalanta caalamka waxana arinkaasi kasoo saareysaa sharci cusub oo quseeya dadka looga shakiyay arimahaasi.

wasiirka cadaalada Sweden Morgan Johansson ayaa sheegay in dowlada awoodeyso sidii loo xukumi lahaa ama loo ciqaabi lahaa dadka ka qeyb noqda dagaalada kooxaha argagixisada ama taageerida ururadaasi.

” qof walbo ee kamid ah kooxaha IS ama taageera waxaa lagu ciqaabidoonaa lix sano oo xabsi ah”

Sharciga ayaana saameyn ku yeelan doonin kuwa horay uga mid noqday ee kasoo dagaalamay gudaha dalka Suuriya madama sharciga uu ka danbeeyo.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here