Home Wararka Norway Hay’ada SSB oo sheegtay in Dadka Norwejiga ugu badanyihiin Jiro qorashada Yurub...

Hay’ada SSB oo sheegtay in Dadka Norwejiga ugu badanyihiin Jiro qorashada Yurub oo dhan.

0
SSB falanqayn cusub oo ay ku samaysay arrinkan ayaa muujiyey in dadka shaqeeya ee noorweejigu ay yihiin kuwo kaalinta sare kaga jira waxa loo yaqaano afka noorweejiga (sykefravær)

Isniintii ayey daabacday hay’adda tirakoobka ee SSB isbarbar dhig ay ku samaysay dadka noorweejiga ah iyo kuwa dalal dhawr ah oo yurub ah, taasoo xoogga lagu saaray jiro-shaqo-kaga maqnaanta.

Wuxuu muujiyey tirakoobka nuucan ahi in dadka noorweejigu ay yihiin kuwa kaalinta ugu saraysa kaga jira sykefravær-ka marka dalalka kale la barbar dhigo.

Dalalka tirakoobkan lagu eegay ee la barbardhigay Norway ayaa waxaa ka mid ah dalalka Danmark, Sweden, Finland, Island, Nederland iyo ingiriiska.

Somaliska Oslo

Xigasho/Nettavisen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here