Home Wararka Maanta Dadka Sharci la’anta ee ku nool Sweden noloshooda oo warbixin lagu soo...

Dadka Sharci la’anta ee ku nool Sweden noloshooda oo warbixin lagu soo bandhigay.

0

Baaritaan lagu sameeyay noloshada Dadka aan heysan Sharciga Sweden isla markana ku nool Dalka ayaa lagu soo bandhigay Caasimada Götenborg waxana dadkaasi lagu sheegay 20 ilaa 50,000 kun oo qaxooti ah kuwaasi oo ku adag tahay noloshooda.

Warbixinta ayaa muujineysa in dadkaasi oo aan heysan Sharciga Dalka ay dareemayaan Xanuun Maskaxda ah boqolkiiba 70 dadkaasi ayaa ka walaacsan sidii ay dalka uga tagi lahaayeen kuwaasi oo niyad jabsan.

Kala bar dadkaasi aan heysan sharciga ayaa ku adag helitaanka cuno ay cunaan sida ay muujineyso warbixinta.

Henry Ascher. Oo kamid ah baarayaasha ayaa sheegay in layaab tahay in Sweden uu ku noolyahay qof aan maalinti si wanaagsan aan wax u cunin.

Somaliska Götenborg

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here