Home News in English Migrationsverket-ka oo kordhisay tirada Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Qaarada Africa.

Migrationsverket-ka oo kordhisay tirada Qaxootiga ay kasoo qaadaneyso Qaarada Africa.

0

hay’ada laanta socdaalka u qaabilsan sweden ee migrationsverket ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay soo qaadaneyso sanadkan taasi oo ugu badan qaxootiga laga soo qaadayo kaamamka ku yaalla caalamka lakin warbixinta migrationsverket ayaa lagu sheegay in kordheen tirada laga soo qaadayo qaarada africa.

Dowlada Sweden ayaa u qorsheesay 5,000 kun oo qaxooti ah in laga soo qaado dalka dibadiisa iyadoo loo marayo Hay’ada UNHCR taasi oo fursad siineysa qaxooti badan oo aan awoodin in ay soo gaaraan Dalka.

Selection Area Locations
Syria and its neighbors/siiriya iyo dariskeda 2,000
East Africa and the Horn of Africa  1 300
North Africa (Central Mediterranean Route) 1,000
Asia 100
Priority and urgent matters/ dadka mudnaanta gonida leh 600
Totally/ guud ahaan 5000
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here