Home Wararka Maanta Degmada Bromölla oo mamnuuceysa dadka ku dawarsada/tuugsada wadooyinka.

Degmada Bromölla oo mamnuuceysa dadka ku dawarsada/tuugsada wadooyinka.

0

Degmada Bromölla ee gobolka Skåne ayaa mamnuuceysa dadka tuugsada kadib markii go’ankaasi isku raaceen siyaasiyiinta degmada maalintii arbacada.

” waxaan mamnuucidoonaa dadka ku dawarsada/tuugsada ee degmada taasi ayaana kaga hortageenaa dambiyada gangiska ay geestaan ” Eric Berntsson oo ka tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa sidaasi warbaahinta u sheegtay.

xisbiga Sverigedemokraterna ayaa maamulo degmada Bromölla isagoo xulafeysi la leh Moderaterna
iyo Kristdemokraterna sidoo kale 20 kamid ah degmooyinka uu xukumo xisbiga ayaa sheegay in ay mamnuucayaan dadka tuugsada.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here