Home Wararka Maanta labo qof oo u dhintay toogasho loogu geestay banaanka caasimada Stockholm.

labo qof oo u dhintay toogasho loogu geestay banaanka caasimada Stockholm.

0

labo qof ayaa lagu toogtay banaanka caasimada Stockholm gaar ahaan degmada Bro weerarka ayaana ka dhacay meel u dhow goob iskuul.

dad ka agdhawaa halka uu weerarka ka dhacay ayaa maqlay dhawaqa rasaasta kuwaasi oo booliska ku wargaliyay falkaasi ka dhacay goobta.

qof kamid ah dadka maqlay rasaasta ayaa joornalka Aftonbladet u sheegay in uu maqlay ku dhawaad 10 ilaa 15 xabado xiligaasi.

booliska stockholm oo goobta gaaray ayaa halkaasi ugu tagay labo qof oo goobta ku dhintay isla markana yaalla dhulka booliska ayana goobta ka qabtay qof lakin masheegin in ay uga shakisanyihiin weerarka dhacay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here