Home Wararka Maanta Arbetsformedlingen dad badan oo helaya fursado shaqo xagaaga/sommarka soo socda.

Arbetsformedlingen dad badan oo helaya fursado shaqo xagaaga/sommarka soo socda.

0

sida la filayo shaqooyinka xagaaga ayaa aad u kordhaya guud ahaan wadanka sweden bisha january xafiiska shaqada ayaa soo bandhigay 50,000 kun oo shaqooyin banaan ah waana tiro ka badan tirada sanadkii hore ee 2018.

sida uu qoray joornalka 24uppsala degmada Uppsala ayaa saro ugu kacday 1000 kun shaqo marka loo eego sanadkii hore.

sida laga soo xigtay xafiiska shaqada ee Arbetsformedlingen shaqooyinka ugu badan ee la helayo ayaa kala ah metallindustrin (shirkadaha biraha) och vård (daryeelka)- iyo omsorg.(adeega daryelka)

shaqooyinka kale ee dheeraadka waxaa kamid ah Hotelada iyo maqaayadaha intaa waxaa sii dheer adeega xabsiyada sida uu sheegay Priya Eklund madaxa shaqo raadinta ee xafiiska shaqada. waxa uu yiri.

” shirkado badan ayaa raadinaya shaqoole waxaana heli kartaa fursad aad shaqo ku heli karto sidaa darteed indhaha kala fur waayo sammarka ama xagaaga waa uu soo dhowyahay”

Somaliska Stockholm

Xigasho/aftonpladet

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here