Home Wararka Maanta Talafashinka SVT oo qirtay qaladka ay ku sameyen Jimmie Åkesson Xiliga doorashada.

Talafashinka SVT oo qirtay qaladka ay ku sameyen Jimmie Åkesson Xiliga doorashada.

0

doorashadii na dhaaftay sanadkii hore ayaa dood dheer ka dhasay warbaahinta kadib markii warbaahinta Dowlada ee SVT uu dood u qabtay hogaamiyaasha xisbiyada dooda ayaana caro ka dhalatay kadib markii uu hadal adag ka sheegay hogaamiyaha xisbiga SD Åkesson kaasi oo ka hadlay Suuqa shaqada iyo Qaxootiga.

Jimmie Åkesson ayaa dooda dhexdiisa ku yiri ” Dadka Qaxootiga way ku adagtahay helista Shaqada waayo maahan Swidhish dhalad ah” isagoo intaasi ku daray kuma haboona dalka.

marka uu hadalkaasi yiri waxaa u jawaabay xiriiriyaha ama wariyaha barnaamijka oo ku tiri Talafashinka kuguma raacsano arintaasi.

khabiirada talafashinka oo baaray arintaasi ayaa sheegay in taasi ay aheyd khalad uu geestay SVT madama talafashinka looga baahneen farogalinta siyaasada.

madaxa barnaamijyada ee SVT Jan Helin  ayaa arintaasi ku raacay waxana arinkaasi loo arkaa qalad dhacay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here