Home Wararka Maanta Götenborg Urur dhalinyaro oo looga shakiyay helista lacago badan si qalad ah.

Götenborg Urur dhalinyaro oo looga shakiyay helista lacago badan si qalad ah.

0

magaalada Göteborg urur dhalinyaro oo ka dhisan gobolka ayaa looga shakiyay helista lacago tiro badan oo degmada ka helay isagoo lacagtaasi ku helay qaab been ah.

Lacagtaasi oo gaareysa 15 million ayuu ururkaasi ku helay afartii sano ee lasoo dhaafay isagoo u shaqeenaya dhalinyarada iyo arimaha bulshada.

arimaha looga shakiyay waxaa kamid ah tirada xubnaha uu heesto ururkaasi oo been ah waxay sheegeen in ay yihiin 340 xubnood lakin waxaa run ka ah 2 xubin inta kale ayaa ah mid been ah uu ururka sheegtay.

shakiga la xiriira qayaanada looga shakiyay ayaa hada loo gudbiyay booliska.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here