Home Wararka Maanta Germalka oo soo gaabiyay waqtiga lagu helayo go.anka Sharciga Qaxootiga.

Germalka oo soo gaabiyay waqtiga lagu helayo go.anka Sharciga Qaxootiga.

0

qoraal kasoo baxay hay’ada laanta socdaalka dalka Germalka ayaa lagu dhimay mudada ay qaadato sugista jawaabta uu helayo qaxootiga dalka iska dhiigay iyadoo mudada waqtigaasi lasoo gaabiyay.

Hay’ada laanta socdaalka Germalka ee (bundesamt für migration und flüchtlinge) ayaa Qoraalkeeda ku sheegtay in mudada qofka uu helayo jawaabtiisa ay qaadaneyso 6 bilood oo kaliya halka markii hore ay aheyd mudo 10 bilood iyo ka badan.

inkastoo dowlada ay soo bandhigtay qorshaha hadana qaar kamid ah xisbiyada garabka bidix ayaa doonaya in dowlada ay ku soo afjarto 3 bilood oo kaliya qof kasta iyo kiiskiisa.

Dalka Germalka ayaa kamid ah wadamada ugu wanaagsan Qaarada Yurub kuwaasi oo bixiya sharciga waxana ku xiga Faransiiska oo Somali badan siiyay sharciyo.

Somaliska Munich.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here