Home Wararka Maanta Götenborg Xilkii oo laga qaaday Hogaamiyaha Xisbiga S ee Degmada Khilaaf taagan...

Götenborg Xilkii oo laga qaaday Hogaamiyaha Xisbiga S ee Degmada Khilaaf taagan Awgeed.

0

Khilaaf xoogan ayaa u dhaxeeya Xisbiga Socialdemokreterna ee hogaamiyaha Kamuunka Degmada Götenborg taasi ayaana keentay in Xilka Hogaanka si xoog ah looga qaado Hogaamiyaha Xisbiga Ann-Sofie Hermansson oo lagu dhaliiyay Shaqo la.an.

Arimaha sida aadka ah loogu dhaliiyay Ann-Sofie Hermansson waxaa kamid ah siyaasada ay ku maamuleyso Kamuunka oo ah mid aysan ku qanacsaneen xubnaha kale ee Xisbiga.

Go’anka ceerinta waxaa isku raacay Gudiga Xisbiga ee Götenborg iyo Siyaasiyiinta kale ee Xisbiga ee Kamuunka.

Somaliska Götenborg

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here