Home Wararka Norway Norway Wiilal Somali ah oo Weerar Mindi/toorey loo adeegsaday geestay mudo Labo...

Norway Wiilal Somali ah oo Weerar Mindi/toorey loo adeegsaday geestay mudo Labo Isbuuc Gudahood.

0

Sida ay qoreen warbaahinta Dalka norway wiilal Somali ah ayaa geestay dilal loo adeegsaday mindi ama tooray labo isbuuc gudahooda iyadoo Falkii u danbeeyay loo geestay odey waayeel ah kaasi oo dhaawac soo gaaray Habeenka Xalay.

Weerarka hore ayaa dhacay talaadadii lasoo dhaafay markaasi oo Xaafada Grotland ee Caasimada Oslo lagu dhaawacay wiil dhalinyaro ah Falkaasi ayaana Booliska u qabteen labo wiil oo Somali ah kuwaasi oo looga shakiyay.

Warbaahinta oo soo xiganeysa Booliska ayaa sheegay in Weerarka labaad ay ka danbeeyeen 5 qof kuwaasi oo goobta uga tagay mindida ama tooreyda ay ku dhaawaceen odeygaasi waxana goobta oo ku xirneyd kaamirad suurta galisay in lasoo qabto labo kamid ah wiilasha oo somali ah.

Norway ayaa kala siman Dalka sweden rabshadaha ay geestaan dhalinyarada hase yeeshee waxay kaga duwan tahay dhanka Ciqaabta oo aad u adag.

Wixii ku soo kordha lasoco

Somaliska Oslo.

Xigasho/TV2

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here