Home Wararka Maanta Canshuurta oo laga dhimayo Shaqaalaha ay Qortaan Shirkadaha yar yar.

Canshuurta oo laga dhimayo Shaqaalaha ay Qortaan Shirkadaha yar yar.

0

Shirkadaha aadka u yar ayaa Shaqaale qaadan kara iyagoo bixinaya Canshuur yar marka ay Qof Cusub Qoranayaan waxana Shirkadaha qaar ay bixinayaan Qeyb kamid ah Lacagta Canshuurta.

Shirkadaha ayaana bixindoonin Lacagta Canshuurta ee Tabaruca Qofka Shaqaalaha ah waana Qorshe Dowlada uga danleedahay in si fudud Shaqaalo Cusub u qaataan Shirkadaha loo leeyahay sida gaarka ah.

Dowlada iyo Xisbiyada Centerpartiet iyo Liberalerna ayaa ku heshiiyay qorshahaasi waxaana la filayaa in uu ku baxo qiimo gaaraya SEK 100 million sanadka ugu horeeya.

Heshiiska Dowlada cusub ayaa badalaya Sharciyada Dalka ka jira kuwaasi oo Shirkado badan faa’ido ka heli karaan.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here