Home Wararka Maanta Norway Labo Caruur ah oo Bas ku jiiray Xaafada Verningen.

Norway Labo Caruur ah oo Bas ku jiiray Xaafada Verningen.

0

lab carruur iskuulay ah ayuu jiiray bass marayey jidka cinwaankiisu yahay Skuggedalsveien ee Verningen sida uu qoray wargeyska Østlands-Posten oo soo xiganayey boolean.

Hay’adaha gurmadka degdega ah ayaa la sheegay inay goobta gaareen waxaana lagu guulaystay in carruurta laga hoos saaro baska isa markaana lala gaaro goobaha caafimaadka si loogu dabiibo.

Carruurta oo isla baska ka degay ayaa la sheegay inay ahaan baska hoostiisa ku jireen markii lasoo badbaadiyey, balse uusan dhaawac halis ahi gaarin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here