Home Wararka Maanta Degmada Gävle Wariye Swedhish ah oo Dacweeyay imaam Masjid oo uu Hanjabaad...

Degmada Gävle Wariye Swedhish ah oo Dacweeyay imaam Masjid oo uu Hanjabaad kala kulmay.

0

Wariye u shaqeeya Joornalka Gefle Dagblad ayaa hanjabaad kala kulmay imaam masjid kaasi oo kasoo muuqday sawiro uu wariyaha qaaday xili uu Wareysi la yeeshay Maamule iskuul Diini ah.

Sida uu ku waramayo Wariyaha Waxaa lasoo xariiray Imaamka Masjidka Degmada kaasi oo u hanjabay isla markana ku qasbay in Sawiradiisa uu tirtiro.

Tafaftiraha Joornalka Anders Ingvarsson. ayaa dhankiisa sheegay in danbi tahay arinkaasi lagu sameeyay Wariyaha.

Joornalka ayaa hada Warbixinta dacwada u gudbiyay Booliska Degmada taasi oo aan wali go’an laga gaarin.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here