Home Wararka Maanta Warbaahinta Sweden oo Baahisay Qaraxyo iyo Dilal ka dhacay Caasimada Muqdisho.

Warbaahinta Sweden oo Baahisay Qaraxyo iyo Dilal ka dhacay Caasimada Muqdisho.

1

iyadoo xaalada Somaliya ay tahay mid sii xumaaneysa marka la eego dhanka amaanka oo qaraxyo iyo dilal qorsheen ka dhaceen ayaa warbaahinta Dalka Sweden ee Gudaha waxay qoreen Qaraxyo ka dhacay muqdisho gaar ahaan Degmada Xamarweyne halkaasi oo ay ku dhinteen 11 qof halka 10 kale uu dhaawac kasoo gaaray.

Qaraxyada ayaa ka dhacay goob mashquul badan oo ay ku yaalaan suuqaq laga tukaamesto iyadoo masuuliyada Qaraxyada aysan cidna sheegan.

Warbaahinta ayaa dhanka kale waxay qoreen Masuul ka tirsan Hay’ada DP world oo galinkii hore lagu dilay Dhulka uu maamulo Maamulka Puntland.

Xaalada iyo Sawirka Somaliya ayaa muujinaya in Somaliya ay tahay goob halis ah oo Amaankeeda leesku haleen karin iyadoo ay adagtahay in lagu celiyo qof halkaas kasoo cararay.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here