Home Wararka Maanta Dowlada Norway oo Dadka Qaata Lacagta Ceyrta ku Xireysa Sharuud Luuqada Ah...

Dowlada Norway oo Dadka Qaata Lacagta Ceyrta ku Xireysa Sharuud Luuqada Ah Si Lacagta loo siiyo.

0
Oslo 20151216. Anniken Hauglie (H) etter et ekstraordinært statsråd på Slottet onsdag morgen. Foto: Vegard Wivestad Grøtt / NTB scanpix

Dowlada Norway oo Dadka Qaata Lacagta Ceyrta ku Xireysa Sharuud Luuqada Ah.

Dowlada Norway ayaa qorsheeneysa in ay Sharuud Luuqada ah ku Xirto dadka ku nool dalkaasi ee aan Aqoon luuqada kuwaasi oo mudo qaata lacagtaasi sida ay sheegtay Wasiirada Shaqada Dalka Norway oo intaasi ku dartay in Dadka badankooda ay la qabsan lahaayeen Suuqa Shaqada Hadii hadii hadii Luuqada ay aqoon lahaayeen.

Anniken Hauglie ayaa hadalkeeda waxay ku dartay in Murugo ka heesato dad badan oo suuqa Shaqada ka fadhiya isla markana qata Lacagta Ceyrta waxayna aaminsantahay in Lacagtaasi lagu xiro Sharuud Luuqada ah si Qof Walbo masuuliyad isku saaro.

Waaiirada ayaa wada Hindise dadka ka sareeya 30 sano loogu sameenayo Howlo Maalmeed si aysan iskaga fadhiisan guryaha isla markana bulshada Norway ka galin kaalin hooseesa.

Hadalka Wasiirada ayaa ku soo aaday Xili dhawaan warbixin ay soo saartay Hay’ada NAV ay ku sheegtay in dadka ugu badan ee qaata Lacagta Ceyrta ay yihiin Qaxootiga gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Qaarada Africa.

Somaliska Oslo

Xigasho/VG

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here