Home Wararka Maanta Dadka Hoolgabka ee Faqiirka oo lacagta loo kordhinayo Sanadka Danbe.

Dadka Hoolgabka ee Faqiirka oo lacagta loo kordhinayo Sanadka Danbe.

0

Dowlada Sweden ayaa kordhineysa Lacagta uu qaato Qofka Shaqo Gabka ah iyadoo dadkaasi loo eegayo Dadka Faqiirka ah waxana Kacagta ay qaataan lagu kordhindoonaa 200 Kroron sidoo kale waxana qaarkood ay helidoonaan Lacagta Kirada gutiga.

Annika Strandhäll oo ka tirsan wasiirada Sweden ayaa sheegtay in arintan ay u wanaagsantahay Dadka Shaqada ka fadhiistay ee aan lacagta heysan.

Dowlada ayaa kordhineysa Lacagta 2 billion ay ugu talagashay Gobol walbo Sanadka Danbe ee 2020 Qorshaha ayaa ah mid ay ku heshiiyeen Xisbiyada dhisay dowlada Cusub.

Somaliska Stockholm

Xigaaho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here